Iska hor imaad xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw iska hor imaad xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo la sheegay in ay kawada tirsan yihiin dowlada Soomaaliya uu ka dhacay xaafada Siliga Ameerikaanka ee Degmada Wadajir gobolka Banaadir. Sida aan Wararka ku heleyno iska hor imaadka ayaa ka dhashay guryo la sheegay in la bur burinayay, waxaana saakay ciidamo hubeesan oo wata gaadiidka … Continue reading Iska hor imaad xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho